Soo celi, Caruurta ( si loo tallaalo)!
Maadaama oo COVID-19 mudo labo sano ah dib u dhigay kumanaan baadhitaankii- sannad laha ahaa ee caruurta,hadda waxaa la soo gaadhay wakhtigii ballamahii dhaafay loo samayn lahaa Soo deji blog-kan Ma xasuusataa wakhtigii COVID-19 ku, khasbay in la xiro iskuullaada, cunto yaraantu dhacday, la waayay waxyaabaha gacmaha lagu nadiifiyo iyo Warqadaha musqusha,isla markaana […]